سُبْحَانَكَ اللَّهُمَّ وَبِحَمْدِكَ أَشْهَدُ أَنْ لَا إِلَهَ إِلَّا أَنْتَ أَسْتَغْفِرُكَ وَأَتُوبُ إِلَيْكَ
Subhanakal-lahumma wa bihamdika ashhadu an la ilaha illa anta astaghfiruka wa atubu ilayk
Aad baad u nasahantahay Allaahayow, ammaantaadana way leedahay. Waxaan marag furaa in aan ilaah kale jirin Adiga mooyee. Dambi dhaaf baan kaa baryayaa waxaanan kuu toobadkeenayaa.