أَسْتَغْفِرُ اللَّهَ الْعَظِيمَ الَّذِي لَا إِلَهَ إِلَّا هُوَ الْحَيُّ الْقَيُّومُ وَأَتُوبُ إِلَيْهِ
Astaghfirullal-'Adhim alladhi la ilaha illa huwal-Hayyul-Qayyum wa atubu ilayh
Waxaan dambi dhaafis ka baryayaa Allaah Weyn ee aan ilaah kale lahayn Isaga mooyee, Nool, kor-is-taagaha, waxaanan ugu toobad keenayaa.