اللَّهُمَّ إِنِّي ظَلَمْتُ نَفْسِي ظُلْمًا كَثِيرًا وَلَا يَغْفِرُ الذُّنُوبَ إِلَّا أَنْتَ فَاغْفِرْ لِي مَغْفِرَةً مِنْ عِنْدِكَ وَارْحَمْنِي إِنَّكَ أَنْتَ الْغَفُورُ الرَّحِيمُ
Allahumma inni dhalamtu nafsi dhulman kathiran wa la yaghfirudh-dhunuba illa anta faghfir li maghfiratan min 'indika warhamni innaka antal-Ghafurur-Rahim
Allaahayow, waxaan nafta is dulmiyey dulmi badan, mana jiro dambi dhaafiya Adiga mooyee. Ee ii dhaaf dambi dhaaf Agtaada ka timaada, iina naxariiso. Adigu waxaad tahay Dambi dhaafaha, Naxariistaha.