اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْأَلُكَ خَيْرَ الْمَوْلَجِ وَخَيْرَ الْمَخْرَجِ، بِسْمِ اللَّهِ وَلَجْنَا، وَبِسْمِ اللَّهِ خَرَجْنَا، وَعَلَى اللَّهِ رَبِّنَا تَوَكَّلْنَا
Allahumma inni as'aluka khayral-mawlaji wa khayral-makhraji, bismillahi walajna, wa bismillahi kharajna, wa 'alal-lahi Rabbina tawakkalna
Allaahayow, waxaan kaa baryayaa galitaanka wanaagsan iyo bixitaanka wanaagsan. Magaca Allaah ayaannu ku galnay, magaca Allaah ayaannu ku bixnay, Allaah Rabbigayna ayaannu isku hallaynay.