قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ النَّاسِ مَلِكِ النَّاسِ إِلَٰهِ النَّاسِ مِنْ شَرِّ الْوَسْوَاسِ الْخَنَّاسِ الَّذِي يُوَسْوِسُ فِي صُدُورِ النَّاسِ مِنَ الْجِنَّةِ وَالنَّاسِ
Qul a'udhu birabbin-nas. Malikin-nas. Ilahin-nas. Min sharril-waswaasil-khannas. Alladhi yuwaswisu fi sudurin-nas. Minal-jinnati wan-nas
Dheh: Waxaan magangeliyaa Rabbiga dadka. Boqorka dadka. Ilaaha dadka. Sharrka waswaasaha dhuunti badan. Kan waswaasa dadka laabtooda. Jiniga iyo dadkaba.