اللَّهُمَّ أَنْتَ رَبِّي لَا إِلَهَ إِلَّا أَنْتَ، خَلَقْتَنِي وَأَنَا عَبْدُكَ، وَأَنَا عَلَى عَهْدِكَ وَوَعْدِكَ مَا اسْتَطَعْتُ، أَعُوذُ بِكَ مِنْ شَرِّ مَا صَنَعْتُ، أَبُوءُ لَكَ بِنِعْمَتِكَ عَلَيَّ، وَأَبُوءُ لَكَ بِذَنْبِي فَاغْفِرْ لِي، فَإِنَّهُ لَا يَغْفِرُ الذُّنُوبَ إِلَّا أَنْتَ
Allahumma anta Rabbi la ilaha illa anta, khalaqtani wa ana 'abduka, wa ana 'ala 'ahdika wa wa'dika mastata'tu, a'udhu bika min sharri ma sana'tu, abu'u laka bini'matika 'alayya, wa abu'u laka bidhanbi faghfir li, fa innahu la yaghfirudh-dhunuba illa anta
Allaahayow, Adigu waxaad tahay Rabbigayga, ilaah kale ma jiro Adiga mooyee. Adigaa i abuuray aniguna addoonkaagii baan ahay, waxaanan ku jiraa ballantaada iyo yaboohaga intaan karo. Waxaan kaga magangeliyaa sharka waxaan sameeyay. Waan qirayaa nicmadaada oo i saaran, waxaana qirayaa dambigayga, ee i cafi, waayo cidna dambiyaha ma cafiyo Adiga mooyee.