حَسْبِيَ اللَّهُ لَا إِلَهَ إِلَّا هُوَ عَلَيْهِ تَوَكَّلْتُ وَهُوَ رَبُّ الْعَرْشِ الْعَظِيمِ
Hasbiyal-lahu la ilaha illa huwa 'alayhi tawakkaltu wa huwa Rabbul-'Arshil-'Azim
Allaah ayaa igu filan, ilaah kale majiro Isaga mooyee. Isagaan isku halleeyay, waana Rabbiga Carshiga Weyn.